Site icon Daruur درور

Riyada ilkaha wasakhda leh oo la nadiifinayo

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riiyooday xalay ilkaha qeybta hoose oo wasakh iga taalo marka ay jugta garaan oo kale waxana leeyahay markan in ay wasakh iga leeyihiin waan iska dhaqay oo nadiif ayay noqdeen markii dambe oo waan iska nadiifiyay maxay noqon karta riyadaas ilkaha wasakhda leh haddana la nadiifinaya.

Riyada ilkaha wasakhda leh oo la nadiifinayo
Riyada ilkaha wasakhda leh oo la nadiifinayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka familkaaga inuu xumaan doono kaddib aad hagaajin doonto, wasakhda ilkaha waa xiriir xumida ama falal aan habboonayn oo ay dadka kugu nacayaan, laakin nadiifinta waa arrin fiican, waa hagaajinta xiriirka dadka idinka dhexeeyo siiba qaraabada walaalaha iwm.

Exit mobile version