Site icon Daruur درور

Riyada hooyo la qabo duceysanayo

Riyada hooyo la qabo duceysanayo

Riyada:

Sheikh Hooyo ahay oo laqabo isoo fasir riyada anoo duceysanyo oo ku duceysanyo ilheyow hadii meshas la idhigo adiga ii wehel yeel

Riyada hooyo la qabo duceysanayo
Riyada hooyo la qabo duceysanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad Alle u dhowaan doonto oo aad noqon doonto qof cibaado badan

Waxaadna heli doontaa wax wanaagsan oo aad rajaynaysay

Riyada waa khayr.

 

Ducada galmada macnaha laga wado

 

The dream indicates that you will approach Allah and become a devout person

And you’ll have the good you hoped for

Dream is good.

 

Exit mobile version