Site icon Daruur درور

Riyada hooyo da’ ah uur leh

Su’aasha:

Asc

Wll qof ayaa ku riyooday hooyadii oo da’ ah blse
Cunug caloosha ku sida.

Maxa lagu fasiraa ruyada.

Riyada hooyo da' ah uur leh
Riyada hooyo da’ ah uur leh

Jawaabta:

Qofkii riyo ku arko hooyadiisa ama hooyo kale oo uur leh iyadoo weyn oo dhaaftay da’da dhalmada riyadaas waxay tilmaamaysaa in faraj soo socdo, sidoo kale dhibaatooyinka qofkaas haysta in la xallin doono, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa qofkaas inuu hanti si sahlan ku heli doono, hantidaasna waxay u imaanaysaa markuu dhib maro kaddib.

Exit mobile version