Site icon Daruur درور

Riyada hooyadayda oo na casuuntay

Su’aasha:

Asc waad mahadsantihiin marwalba
Sida fiican ee dag daga badan eed noogu adeegtaan
Waxaan ku riyooday aniga iyo dhilinyaro kaloo badan oo gurigayga hooyadayday nagu casuuntay casuumada aad u macaan oo fara badan oo kala nooca waxaan ka xasuustaa peanis suugo hilible iyo pizza oo aad u macaan
Allah mahadle.

Riyada hooyadayda oo na casuuntay
Riyada hooyadayda oo na casuuntay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad weyn inay kuusoo dhow dahay, waxaa laga yaabaa inaad guursan doonto gabar, casuumaadda waxay tilmaamaysaa xaflad ama aroos cuntadada macna waa nolol barwaaqo leh iyo mustaqbal fiican.

Exit mobile version