Riyada hooyaday oo qorsheyneysa inay guursato
Su’aasha:
Asc waxaan ku riyooday hooyadey oo qorsheyneysa inay guursato iyo walaashay curada ah oo kasoo horjeeda waxay leedahay Nin kale nama dhex keeni kartid
FG aabahay wuu Nool yahay hooyadey iyo aabahayna makala tagin waligoodna isma furin
Haday riyo xun tahay ha ii fasirin ilaahay haku barakeeye.

Walal meesha su aalaha ii soo share gareey plz sida ugu dhaqsiyaha badan
su’aalo badan ayaan wali laga jawaabin sug ilaa laga furayo walaal
Wll muhiim u ahay maxaa sameeyaa hee
su’aalaha way badan yihiin waxaa fiican inaad sugto dad badan ayaa kaa soo horreeya su’aalaha horay looga jawaabay ka raadso ilaa laga furayo