Site icon Daruur درور

Riyada hooyada canuga safar la aadayso

Riyada hooyada canuga safar la aadayso

Riyada:

Kawaran shekh hooyo  ah haday ku riyooto iyadoo ilmo yar wadata dhoor mar ayay aragtay wayna safraysa canugana way wadataa maxay noqon

Riyada hooyada canuga safar la aadayso
Riyada hooyada canuga safar la aadayso

Fasirka:

Riyada waa isbadal xagga nolosha, waxay badan tahay hooyadaas inay samayn doonto arrin muhiim ah

Waxayna la xiriirtaa arrintaas mustaqbalka qoyskeeda.

Waxay noqon kartaa xaalad ninkeeda ku saabsan.

 

Riyada safarka halkan ka daawo

 

The dream is a change in life, most likely the mother will do something important

And it is related to the future of her family.

It could be a situation regarding her husband.

Exit mobile version