Riyada hirka badda oo kacsan
Dream of rough sea waves
Su’aasha:
Asc shiiqow waxaan rabaa in riyadaan l ii fasiro
Waxaan ku riyooday aniga iyo gabar aan saxipo nahay oo meel balagoon ah taaagan bada jawigeeda oo ah mid dagan hal mar ayee soo kacee waxaan ku dhax arkay bada dhacdeeda wiil aan ilmo abti nahay qof u eg inta aan wajigiisa aan safiican u arkin marka aan arkayna waxee noqotay wiji aan aad ugu cabsado bada hirgeedka waxee noqotay mid kacsan ilaa balagoon keena so karto waxeena noqotay mid biyo badan ah oo lagu quusi karo
Ana waxaan bilaaway inaa soo ordo wiilkiina wajigeyga marku arkay inuu isoo bursado ana niyadeyda wee isiin weyday inaa bada ku quuso ama aan dhaxgalo. Kadib waxaan soo koraymeel sar naag aan qaraabo nahay aan arkay oo talephone ku mashquulsan markaas ayaa waxaan dhahay badii ayaa so fagatay iyo ereyo kale. Kadib naagtii daaqadii ayee ka fiirisay waxee aragtay meeshii aan bada ku arkay ineysan bad aheyn guriga la igu dhalay ayeeba noqotay dad badan oo aamusan oo meel fadhiyaaan. Iyo dad kale oo xaladooda xun tahay oo ordaayo kadib waxaa galaa sariirt a laabkeeda in u san ninki arkin. Kadib wiil aaa qolka soo galaa caadi ayee u shrekysanayaan ana waan dhuumanaayey maxee noqon kartaa.
