Riyada hilib aan karsanayn maxaa lagu fasiraa

Riyada hilib aan karsanayn maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

Asalam alikum walal aad ayan idin ku mahadcelinayaa shaqada wanagsan web ka ilaa sanooyin ayan ku xeranahay. Sualasha Riyadan waa maxay fasiraadeeda qof cunaya hilib aan karsanayn ama ceeyrin sidad u taqaan waliba cusbo ku cunaya Oo leh waa macaan.
Mahadsanidiin 🙂

Riyada hilib aan karsanayn maxaa lagu fasiraa
Riyada hilib aan karsanayn maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Cunitaanka hilibka ceerinka ma fiicna guud ahaan, riyada waxay tilmaamaysaa qofka cunaya hilibka aan karsanayn inuu xumaan ku dhacayo, sidoo kale inuu noqonayo qof dadka xamanaya oo dadka wax ka sheegaya ama dadka isku diraya, riyada diginiin ayay kuu tahay haddaad ku jirto qaladaad waa inaad ka fogaataa.

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Eating foggy meat is not good in general, the dream indicates that the person who eats the meat that is not cooking is going to be bad, as well as being a person who is insulting people and talking about people or sending people together, the dream is a warning to you if you are in the wrongs you should avoid it.

 

Riyada hilibka oo faahfaahsan halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More