Riyada hablo badan oo qurux badan oo cillaan marsanaya

Su’aasha:

asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
ilaahay ha ku xafido sheakh waad noo hakar baxdee
waxaan ku riyooday anoo meel socda ayay gabadhi ii yeedhay waxay igu tidhi telephonkaygii ayaan dayrkan saaray dushiisa markan guriga galayay waxaan kasoo qaaday qolfadii sare maxa dhacay waxan ku idhi itus halkad saartay waa halkasi waxaan arkay phone phonekeeda oo saaran una soo qaaday siiyay wayku faraxday waanka tagay
way ii yeedhay waan israacnay Nina wuu lasocdaa waxay igu tidhi adiga ayaan ku doonayaa waan jecladaay
waan israacnay dayr wayn ayay furtay waan galay guri ba ku dhex yeelay qolban galay ayku jiran 3 hablood sariirtiiban fadhiistay hablihii is oo dhaweeyay waxay marsanayeen xine ama cilaan oo ay ilahaayen sawma qurux badan waanu wada sheekaysanay oon wada qoslaynay anagoo faraxsan
Allah mahadleh

Riyada hablo badan oo qurux badan oo cillaan marsanaya
Riyada hablo badan oo qurux badan oo cillaan marsanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad fiican inay kuu soo dhowdahay munaasabaddaas waxay u badan tahay guur ama wax kale oo aad loogu farxo, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa raaxada aduunka oo dhammaytiran inaad heli doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More