Riyada guriga laga lumayo iyo walaasha farjiga farta kaaga bigrajabinayso
Riyada:
Asc Sheekh wxaan ku riyoodey riyooyin badan oo Cabsi leh ilaa 3 riyo ayaan kula wadaagayaa sheekh
1. Waxaan ku riyoodaa anigoo gurigayaga garan waaya markaan suuqa u baxo ee is dhaho kusoo noqo
2. Waxaan ku riyoodey wax culus oo dusha iga saaran oo aanan arkahayn balse aan dareemayo oo Labadayda dhagood xoog iigaga qaylinaya qaylo daran aniguna aan Aayat kursiga akhrinayo oo xoog u akhrinayo
3. Waxaan ku riyoodaa badanaa anigoo imtixaan ku jira oo imtixaankii waxba ka garan waayay
4. Horta inan walashay ah oo aanaan isku wanaagsanayn oo mar kasta is dagaalno sida
caadiga ahba ayaa jirta waxan ku riyoodey iyadoo lay guursaday ninkii i guursadayna riyada kuma arkahayn lakiin walaashaydaas aanu isku xunahay ay Farjigayga Farteeda ku bikro jabinayso oo ay leedahay si aanu ninku kuu xanuujin anigu aan farta kugusi furo
Fasirka:
Riyada koowaad: waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto arrin ku wareerinaysa.
riyada labaad: waxay tilmaamaysaa culeys iyo rafaad oo aad la kulmayso.
riyada sedexaad: waxay tilmaamaysaa dhibaatada aad ku irto inay adag tahay oo sabar badan ay kaaga baahan tahay.
Riyada afaraad: waxay tilmaamaysaa inuu jiro qof aad kuugu dhow oo xaasid kugu ah
oo aan khayr kula rabin, oo kaa hallayn raba sharafta.
Halkan ka daawo riyada farjiga
Riyada gabar nin farjiga ka faraynayo ilaa ay ka biyabaxdo
The first dream: it indicates you’re in a matter that confuses you.
the second dream: it describes the stress and sadness that you are experiencing.
The third dream: it describes the difficulty you are experiencing and requires a lot of patience.
The fourth dream: it indicates that there is someone who is very close to you
and jealous of you and who does not want good for you, and who wants to ruin your honor.