Riyada guri aroosa iyo tuug iyo gabar dhar khafiif wadata
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
waanad mahadsan tihiin
Allah macak
waxaan ku riyooday anoo maqsin wayn oo aad loo qurxiyay dhex jooga gabadh aan aqaano oo ii soo gashay iyadoo dhar qafiifa xidhay
galmo ayay rabtay Ana waan ka diiday
waliba waxan u sheegay inan guursan rabo
albaabkii qolka Kala furay wuu dhacay albaabkii oo gudaha ayuu ku dhex dhacay
qolkaasi waxwalba ayaa yaalay alaab wada cusub hurdo fadhi dhaman ilaa Ac qabooojiye
waxan rabay inaan ku aqal galo
kabacdi waxaan soo galay qolkii hore oo tuug gurtay alaabtii wax badan
dumar badan ayaana soo galay oon saaray
Allah mahadleh.
