Site icon Daruur درور

Riyada god wayn oo dahab ka buuxo

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak

Waxaan ku riyooday anoo dhex jooga god wayn oo uu dahab saafiya oo kuus kuusani kabuuxo in taan dhex galay dhex jooga oo aad ugu faraxsan dahabka aan helay awgeed
Allah mahadleh.

Riyada god wayn oo dahab ka buuxo
Riyada god wayn oo dahab ka buuxo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa imtaxaan adduun, dahabka waa wax naftu ay jeceshay marka riyada xaaladdan waxay tilmaamaysaa in lagugu imtixaani doono hanti badan waxaa laga yabaa inaad jeclaato hantidaas oo aad kaydsato,  marka Ilaahay khayrka haku waafajiyo.

Exit mobile version