Site icon Daruur درور

Riyada geerida Xaaska maxay noqon

Su’aasha:

Asc wllo.

Asc wllo waxan ahay xaasle waxana ii jooga hal cunug xalay waxan riiyo ku arkay Xaaskeyga oo geeriootay wax oohin igaama iman riyada dhexdeeda balse waxan u maleeynayay ciyaar ciyaar anoo naxsan baan soo kacay kadib waxan u tagay ayadoo jiifta oo nool marka wllo maxay noqon karta riyadaas si deg deg iga soo jawab celi manta Wllo in uu janada alle ku geeyo dambigagaa iyo kii waalidkaga uu alle ku dhaafo. Mahadsanid wllo

Riyada geerida Xaaska maxay noqon
Riyada geerida Xaaska maxay noqon

Jawaabta:

Dhimashada waxaa lagu fasiraa nolol, inshaa Allaah xaaskaaga cimri dheer ayay heli doontaa.

Marka riyada haka walwalin, dhimashada toos uma furanto nolol iyo firfircooni ayay ku furmaysaa.

Astaanta geerida dad marka ay ku riyoodaan aad bay uga baqaan, laakin riyada geerida ma aha sida la moodo.

Exit mobile version