Riyada geerida Xaaska maxay noqon
Su’aasha:
Asc wllo.
Asc wllo waxan ahay xaasle waxana ii jooga hal cunug xalay waxan riiyo ku arkay Xaaskeyga oo geeriootay wax oohin igaama iman riyada dhexdeeda balse waxan u maleeynayay ciyaar ciyaar anoo naxsan baan soo kacay kadib waxan u tagay ayadoo jiifta oo nool marka wllo maxay noqon karta riyadaas si deg deg iga soo jawab celi manta Wllo in uu janada alle ku geeyo dambigagaa iyo kii waalidkaga uu alle ku dhaafo. Mahadsanid wllo
