Site icon Daruur درور

Riyada garoob oo lasoo doonanayo maxay tahay

Su’aasha:

Asc wr wb walaalaha aad bad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan ee aad bulshada u haysaan . waxaan ahay gabar garoob ah gabar aan habo u ahay ba itiri waxan ku riyooday adoo lagu soo doonay oo reerkinu kusiinayan ninka ..habeen kadib waxaan ku riyooday anigoo wiil fb igu jira i leeyahay waan ku soo doonayaa wiilkaas hada ka hor riyo ku arkay anoo xaas u ah wax cilaaqad ah ama aqoon nagama dhexeyaan inta aan ka arkey waa nin guur soo marey oo reerki ka dumey sanoyin ka hor maxay noqon kartaa riyadaan walaalayal.

Riyada garoob oo lasoo doonanayo maxay tahay
Riyada garoob oo lasoo doonanayo maxay tahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in lagu guursan doono shardi ma aha inuu yahay ninkaas laakin nin ayaad guursan doontaa qofkuu ahaadaba, waana riyo khayr ah.

Exit mobile version