Riyada garoob oo lasoo doonanayo maxay tahay
Su’aasha:
Asc wr wb walaalaha aad bad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan ee aad bulshada u haysaan . waxaan ahay gabar garoob ah gabar aan habo u ahay ba itiri waxan ku riyooday adoo lagu soo doonay oo reerkinu kusiinayan ninka ..habeen kadib waxaan ku riyooday anigoo wiil fb igu jira i leeyahay waan ku soo doonayaa wiilkaas hada ka hor riyo ku arkay anoo xaas u ah wax cilaaqad ah ama aqoon nagama dhexeyaan inta aan ka arkey waa nin guur soo marey oo reerki ka dumey sanoyin ka hor maxay noqon kartaa riyadaan walaalayal.
