Site icon Daruur درور

Riyada galmada sida loo joojiyo

Riyada galmada sida loo joojiyo

Su’aasha:

Riyada Galmada Ama Riyada kocada sideen iskaga Jojin kara way Igu badate.

Riyada galmada sida loo joojiyo
Riyada galmada sida loo joojiyo

Jawaabta:

Riyada galmada waxay ka dhalataa labo waxyaabood  midda koowaad waa biyaha shahwada qofka ku daahaan oo muddo aysan ka bixin waxaana u badan dadka doobka ah, midda labaadna waa fekerka qofka mar kaste galmo ka fekera oo naftiisa raaraaca shaki kama taagna wixii uu ka fekerayay riyo ayuu ku arkaa.

Laakin qofka haddii uusan ka fekerin waxyaalaha way ka yaraanaysaa inuu arko wayna dhici kartaa inuu ku riyoodo galmo asoo aan ka fekerin laakin ma badna, marka waxaad ku joojin kartaa inaad ku mashquusho wax kale ka baxsan arrimahaas, sidoo kale iska ilaali eegidda dumarka indhahaaga laabo si maskaxdaada ay uga fogaato arrimaha galmada, maxaayeelay aragtida dumarka qofka doobka way u daran tahay dareenkiisa ayay kicinaysaa, qofka xaaska leh inta badan waxaa laga yaabaa inuu xaaskiisa ku qanacsan yahay raga dhuuniga mooyee oo naag kaste damca.

 

Riyada Galmada xayawaanka

Sexual dreams are caused by two things: the first is the water of the person’s vagina that is late and does not go out for a while and it is more common in homosexuals, and the second is the thought of the person who always thinks about sex and self-care there is no doubt what he is thinking about a dream.

But if a person does not think about things, it will be less likely to see and it may happen that he dreams of sex without thinking about it, but not much, when you can stop engaging in something other than these matters, also be careful of looking at women who close your eyes so that your mind can avoid sexual issues, because the view of women is worse for the person who is a fool and it arouses his feelings, The married person may often be satisfied with his wife except the men who want each woman.

Exit mobile version