Riyada gabar yar uu qofka garanayo

Su’aasha:

Asc wll waxaan habeen kasta riyo ku arkaa gabar yar oo aan aqaano

Marka micnaha riyadaas maxay noqon kartaa wll.

Mahadsanid.

Riyada gabar yar uu qofka garanayo
Riyada gabar yar uu qofka garanayo

Jawaabta:

Riyada ma aadan faahfaahinin sida aad ku aragto gabadha intay la eg tahay, kaliya waxaad tiri gabar yar aan aqaano ayaan habeen kaste riyo ku arkaa.

Guud ahaan riyada gabdhaha yaryar waa farxad aduun.

Laakin riyada fasirkeeda wuxuu isku baddali karaa qaabka qofka uu u arkay iyo xaaladda isaga uu ku sugan yahay gabar iyo wiil waxa uu yahay sidoo kale doob iyo xaas.

Waxaas oo dhan wuxuu badalayaa fasiraadda riyada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More