Site icon Daruur درور

Riyada gabar yar la waaynayo kadib barkad biyo laga helayo

Su’aasha:

Hooyo ku riyootay Ayada weysay gabaryar dheeda oo cada ayado weysay ee markey haben maqned eey ilmokaso helena gbdhi barkad biyo kujiran ayado naf yaru kujirto eedhabta sartay sacabkedakusisay caano waxan uyimid ninshiqa oo ey sagaranen ninka.

Riyada gabar yar la waaynayo kadib barkad biyo laga helayo
Riyada gabar yar la waaynayo kadib barkad biyo laga helayo

Jawaabta:

Qoraalka soomaaliga iska sax wuu wada qaldan yahay, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa arrin dhib wadata sidoo kale murugo iyo mashaakil qoyska la xiriira, marka Ilaahay sharta ha naga ilaaliyo.

Exit mobile version