Riyada gabar wiilka aan jeclaa iga jeedisay
Riyada:
Waxan ku riyodey ano Mel gwr aqan jogo markas ile tahay nagtas ma daqan ana indhaha u jabina sida qof yaqan iska dhiga kadib ba mamadi so fadhisade agden gawadhi ba iku diri wa heblayo hablayo side dahay bey I diri ana wxn dhahay alxm habo fcn kheyr kadib wan kacay madaxan ka dhungade shumiye ano shumanayo candour ba madaxa uka dhcy sa waxay iku diri naa maxa candhufta iku halaysa wan xishode sa dhhy habo ken wan ku dhaqa malarkey iskada bey I diri hadane ken wan dhaqa iri isla hadlaki I diri xoga kadib ba so dhaqay Mel dhar ku waran yahay man imid sa wxn uso lexdi qolkena daqadis OK gawadhi sxbkey ika jedsade asa iska dhigay qof hab sinayo wane siye weyso jesade hadane hab si is dhahay yara wey ika duruqde asa dhahay away ninka jedisay muxu ku gursan waye markas bey iku diri hada la hdlyo hada jif kaso kacay I dhahoha asa dhahay hada ma asi la hadlosa ha iku diri markas karbaha ka qabde asa dhahay mx idinka dhaxeyo naya aman ma isine mise ima sineysid wey iku qososhay asa is dhahay miye kaxog badan dahay mxy la qosle xoga kadib hoyaded ba wacde o diri hablayo kalay badiqa iso shiid markase haye hoyo diri o dhaqaqde sa ana xoga kadib wan ka daba dhaqaqay waxaba ugu dagay jikadena ayado badiqa jarjareyso asaa dhahay naya kas ma ku qabo hoyada ku sheega wankaso dhaqaqay wey ika so daba orode ase gacanda ika dhaagde iku diri ima qabo waa bendy hoyo ha I shegin lkn marka hey wu I qaba mx u dhahayse aye hdlo kale I kashay sa hoyaded ba qrylineysa o leh naa cabadika ma ikendiid ase kalas garafaha iyi sanka la saro isku so qaday markas wa so daba kacay sa daha albabka uga qabdo isla qolken weye wanba yabay marke hoyaded u dhig way sexade dhulka o wxy le thy wan dalay markiba horda ka kacay anigaa sheikha. GAROOB 4SANO XARIIR WDY NAG SO DHAXGASHAY ISKA AMOSA NHY NAGDAS MARKA SAWIRKED ARGO AMA MUQEDA BEERKA ILA DHUNDA WAKA KUBANA CALOSHA SIDO KALE 😭😭😭😭😭

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabar tartan idinka dhexeeyo waxaa laga yaabaa hal nin inaad wada rabtaan
ama gabadha inay iska dhigayso qof saxiibtaada ah.
Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa maseyr inuu jiro
Riyada gabadha halkan ka daawo
The dream indicates a girl who is competing with you, perhaps you both want the same man
or the girl is pretending to be your friend.
The dream also indicates jealousy.