Riyada gabar wiil ay la socon jirtay oo dhahaayo waad i khayaantay
Riyada:
Asc Sheikh waxa jira wiil aan shukansan jiray mudo afar sano ah wiilkii guur ayuu diyar u noqon wayay oo wuxu noqday qofan horu socod lahayn markaa 8 bilod ko hor ayan xidhiidhka u jaray oo an kala hadhnay marka wiilkii hada laba habeen oo isku xiga ayan waxan ku riyooday isagoo cunaha iga laalada oo qaylinya oo leh waad i khiyaantay
Wiilkana markii aanu wada soconay wuu iii roona oo lacag buu isiin jiray
Marka sheikh ii fasir khayr hele

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu kaa fikirayo oo uu dareemayo shallay iyo walwal.
Sida aad sheegtay, lacagta aad ka cuntay ayaa laga yaabaa inuu ka xun yahay oo ka fikirayo
Waxaa laga yaabaa inuu murugo dareemayo oo taas riyo lagugu tusay
Halkan ka daawo riyada doodda iyo dagaalka
The dream indicates that man thinks about you and feels sorry and worried.
Like you said, the money you ate from may be worse and thinking about
He may feel sad and that has been shown to you in a dream