Riyada gabar waraabe iyo eey wadata

Su’aasha:

Asc wllo waxn xaley ku riyodey gabadh an saxib ahan jirnay oon la joogo gurigoda WADA dhira qurux badna marka saxib ayan mudo so aheyn hada ma nihin walalnimo kaliya naga dhaxeysa gurigodu dhabta bu aha Kan riyada ku arkayey markan gurigoda saa ugaso baxney waxay wadatey ey iyo warabe kadib warabihi aya dusha iga korey waxba imu yelin wan iska qabtey kadib eygi wu igu ciyey iyado ilasocoto igamaney qaban kadib marki hore wan isku faraxsanyn lkin markan gurigoda kaso dhamadey inan isku lab fayobeyn niyada waxn ka laha mardanbe how iman halka kujar xidhiidhkeda waxay xidhneyd xijaab kadib ayan ku idhi wa xijabkan xidhna ee isii kadib ma kagiba ha kadib wan so xidhay wan iskagaso baxay xijaab wu aha bink ah maxay noqon karta wllo
Mahadsanidin

Riyada gabar waraabe iyo eey wadata
Riyada gabar waraabe iyo eey wadata

Jawaabta:

Riyada waxay kaaga digaysaa naag sixirooley oo cadow qarsoon ah oo dhib badan, waliba shirqool kuu samayn rabta oo dhib kuu geysan rabta, iska ilaali dadka qaar oo xumaanta kuu qariya oo cadow hooseed ah.

Sahardi ma aha gabadhaas inay tahay waxaa dhici karto gabadhaas inay xiriir la leedahay qofta xun oo cadowga ah ama ay qaraabo yihiin ama saaxiib.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More