Site icon Daruur درور

Riyada gabar saaxiibtayda oo ii xanaaqsan iyo caruur jaranjaro ka dagi la’

Su’aasha:

Wll Riyaadn ii fasir waxaan ku riyooday anoo meel laamiya ka adeeganay watana gabar yar iyo wiilyar gacmahaya ila socdaan ayaa waxa ii timid gabar aan saxiibo nahay waxay itiri kalay dukaanka ii rac waxan dhahay caruurbaa ilasocota way ibariday waana raacay kadib meel jaran jar ah ayaan fuulay caruurtaa iiga dagan wwyday waxaan dhay carurta mid ii daji
Way idiiday waxaan dhahay adeeg baan wataa iyo inmaha adaan ikeenay meeshee iidaji inmaha waxay dhahday waan kudiiday markii danbe waxay dhahday wiilka keen markaan u dhiibay jaran jar danbe katuurtay oona arkayn markiii hore waxaan dhahay wley wiilkaiiqabo iyadoo xanaaqsan bayna lahayd maxaa iga galay wayna kasoo laabatay wiilkoo sii wililiganasyo baan wiil iqabo dhahay iyadana aadbay iigu xanaqsanayd ana waxaan lahaa waad i qayaantay wll ii fasir.

Riyada gabar saaxiibtayda oo ii xanaaqsan iyo caruur jaranjaro ka dagi la'
Riyada gabar saaxiibtayda oo ii xanaaqsan iyo caruur jaranjaro ka dagi la’

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in ay jiraan dad adiga wax aad u qabato oo aad daacad u tahay oon iyaga sidaas kuu ahayn, marka dadka aad la dhaqmayso iska jir qof kaste ha ku kalsoonaanin dadka dhaqankooda ayaa laga fahmaa siday yihiin, qofka ku jecel oo daacadka ah waa ka duwan yahay qofka nacayb kuu qarinaya. Ilmaha oo jaranjarada kasoo dagi la’ waa dhib iyo rafaad oo dadka kaaga imaanayo oo laga yaabo caruurta inuu soo gaaro.

Riyada waa digniin oo lagaaga digayo dadka qaar, gabadha aad saaxiibada tihiin ama kuwa kale iyagan aad saaxiibo tihiin ha isku hallaynin iska ilaali adoona qof aan dulminaynin.

Waliba riyada waxaa laga fahmaa dumar inay jiraan aan kula rabin caruur.

Exit mobile version