Site icon Daruur درور

Riyada gabar saaxibtayda oo la aroosayo

Su’aasha:

wxaa ku riyoday gabar aa saxibo nahay oo la arosayo iyado xaflada aroska la jogo aa ninkeda arosayay aa gabar kale matale oo gacanta ka qabsaty ayadana raali ee katahy.

Riyada gabar saaxibtayda oo la aroosayo
Riyada gabar saaxibtayda oo la aroosayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo barwaaqo iyo nolol degan oo ay gabadhaas heli doonto, riyada waa riyo fiican oo bishaaro ah, waxaa kaloo lagu fasiri karaa inay guursan doonto nin xaas leh.

Exit mobile version