Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo

Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo

Riyada:

Sh marka hore si aad si fcn igu shegto riyada waa in aan si fican iskugu ka sharxo waxan ahay gabar dhalin yara waxan bilaabay inaan raadiyo meesha aan asalkayga ka imid waxa la igu dhahaa Yementa somaliya timid ayaad tahy lakin qabiil ayan rabay qabiilkana layma shegi jirin markan waayay aan ka quustay waxan bilabay inan iska daayo kadib mar ayan ku riyoonaya ani iyo walashay oo meel cidlo ah ordayna roob wuu da.ayaa cidna ma joogto cidina ma dagno roobki wuxu si socdo waxan aragnay guri iska yar waan galnay waxa ku noola labo qof oo is qaba kadib anagoo ooyayna ayanu dhahnay cida aan nahay ma naqaan ninkii ayaa na su.aalaya meel aan idin geeyo sheega anaguna waxn lenahay xitaa asalkena ayaa shaki nagaga jira waxna ma naqaan intaa kadib ninkii ayaa labo waraaqad noo kenay wuxu dhahay hoyadin iyo abihin ku qora waraqadahas aniga ayaa idin raadinaya cida aad tihiine markii aan qornay ninkii wuu baxay xiligii roobku da.ayo wuxuna soo noqday isagoo rooti dhaa dheer wato oo leh abihiin baa idhahay gabdhaha sii rotigan saa markas ayuu na dhahay si fican markaan u waraystay abihin oo an baaritan dheer sameyay waxan ogaaday inaad hindi kasoo jeedan asalkina ee laga been sheegtay anaguse waan diidnay hadalkisa anagoo ooyayna ayanu so baxnay isla sidii roobkuna wuu socday .
Hadaba sh anigu kuma mashquuli jirin oo waxan islahaa mar uun qabilkaga waad helisa ismana sii raacin jirin danahayga ku mashquulsana lakin riyadan ayaa igu kaliftay in aan raadiyo cida aan ahay oo aan ka fikiro way iga yaabisay riyadan maxaa lagu tilmaami karaa mise inaan is raadiyo ayaa la ii shegaya ma aqaan iso fasir sh manad sanid

Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo
Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo

Fasirka:

Riyada waxay la xiriirtaa naftaada, waa arrin aad maskaxda ku hayso oo aad ka fikiraysay.

Way noqon kartaa riyo run ah oo asalkaaga waad ogaan kartaa, laakin sida muuqata riyada waa riyo nafta la xiriirta.

 

Riyada rootiga  halkan ka daawo

 

A dream is about yourself, it is something you have in your mind and have been thinking about.

It can be a true dream and you can know your origin, but apparently the dream is a dream about the soul.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More