Riyada gabar ninkeeda iyo naag kale ka caroonayso
Su’aasha:
Asc.walal shugran riyadii habaryartay way furmatay waxaana isku dhacnay qof ehelka ah iyadaana arinkii gashay aad na way noola dagaashay subxaanallah waxaan kala hadlay videos callka maadaama oo aan kala fognahay waxaana arkayay wajigeeda oo cadho badan ka muuqato ugu danbayn waanu is raali galinay qofkii anu isku dhacnay. Taasi waa taa
Riyadii kle sidaad igu soo jwbtay kuma qancin walal sababtoo ah waxaad kasoo qaadatay cadhada oo kaliya balse riyadu waa sidan inta nuxurka ah waxaan ku riyooday gabdh aan daris nahay baa nosoo gashay ani iyo xaajigeeda anagoo fadhina meel fadhi ah wayna xanaaqday iyadoo ka xanaaqday xaajigeeda sababta uu meesha u fadhiyo wayna baxday oo seexatay meel boosaneer hoostiis ah ani ayaana kasoo kexeeyay una sheegay inayna waxba jirin siday moodayna ahayn wayna iga qaadatay oo way faraxday kadib wixii intaa ka danbeeyay marada ayaa ka dhacaysay ana waan asturayay cawradeeda waxaana meesha fadhiyay odaygeeda. Riyadan ku laabo walal adoo mahadsan sababtoo ah ma jiro wax xumaan ah ama aqoon saas ah oo aan isku leenahay ani iyo ninkaas gabdha xataa salaan guur unbaa naga dhaxayso wabilaahi towfiiq.
![Riyada gabar ninkeeda iyo naag kale ka caroonayso](https://daruur.com//wp-content/uploads/Riyada-gabar-ninkeeda-iyo-naag-kale-ka-caroonayso.jpg)