Site icon Daruur درور

Riyada gabar naasaheeda caano ka da’aya

Su’aasha:

ASC WALAL IDINKO MAHADSAN .
WAXAAN KU RIYOODAY XALAY ANIGOO MEEL SHAQO KA HAYA OO HADANA SOOMAN OO NAASAHA CAANO IGA DA’AYAAN BABY YARA WAAN HAYSTAY WAXAANA LAHAA MARKAAN AFURO AYAAN NAASKA SIIN BABY GA. ISO FASIRA MAHADSANIDIN.

Riyada gabar naasaheeda caano ka da'aya
Riyada gabar naasaheeda caano ka da’aya

Jawaabta:

Haddaad tahay qof la qabo riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhali doonto ilmo mar dhow, haddii aad tahay gabarna waxaa kuusoo dhow mustaqbal iyo khayr badan, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof dhowrsan oo wanaagsan.

Exit mobile version