Site icon Daruur درور

Riyada gabar lagu darayo qof aysan rabin

Su’aasha:

Waxan ku riyoday anigo ley guursadey ninka i gursadeyna kuma faraxsani xitaa jirkeyga inu Taaabto wan ka dhumanaa isagana wu iqadariyaa kaaga darane marku ibahdo wax mashqulsan ayan iska dhigaa ano dhahayo maxeythy nolashaan naxdin iyo ohin ayaan laso toosey.

Riyada gabar lagu darayo qof aysan rabin
Riyada gabar lagu darayo qof aysan rabin

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kula soo gudboonaan doonaan arrimo aadan rabin oo lagugu qasbi doono, guur ha ahaado ama wax kale ha ahaadee, riyada guurka kaliya guur laguma fasiro wuxuu noqon karaa xiriir nooc kaste ah, oohinta iyo cabsida waxay tilmaamayaan arrin aadan oggolayn, marka waa riyo digniin ah oo wadata arrimoi la xiriira qoyska iyo familka aad ku dhex jirto.

Exit mobile version