Site icon Daruur درور

Riyada gabar lacag siinaysa hooyadeeda

Su’aasha:

Asc Wll allaha ku barakeyo
Waxan Ku riyooday anigo laamiga geeskiisa joogo lacag ayaan tirinayay waan xisaabay hooyo ayaan u dhiibay marke baxde ayan ka daba orday hoo kuwaane ku darso ayan dhahay wey igu filan yihiin aye i dhahde laamiga ayan uso laabtay wiil yar ila socday ayan wayay xogo yar kidib wan helay gacanta ayana kaso qabtay.
Marar badan ayaan ku riyooday anigo laamiga dhex socdo. Jazakaallh

Riyada gabar lacag siinaysa hooyadeeda
Riyada gabar lacag siinaysa hooyadeeda

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto nolol fiican iyo ubad sidoo kale hooyadaadana aad ka ducaysan doonto, riyada waa riyo fiican oo bishaaro wadata.

Sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa amuurahaaga inay si sahlan ku dhamaanayaan.

Exit mobile version