Riyada gabar ku riyootay iyadoo imaam ah
Riyada gabar ku riyootay iyadoo imaam ah
Riyada:
Waxaa ku riyooday anigoo imaam ah dadka salaada tujinaayo ayaada dambe suratul iqlaas ayaa ku tujinaa

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa hoggaamin iyo inaad noqonayso gabar laga dambeeyo.
Waa haddii ay yihiin dadka aad salaadda tujinyaso dumar.
Haddii niman ay yihiin dadkaas riyada markaas macne aan fiicnayn ayay tilmaamaysaa.
Riyada salaadda halkan ka daawo
Dreaming describes leadership and being a girl behind you.
It is if they are the people you pray for women.
If men are those people in the dream then it describes a bad meaning.