Riyada gabar ku qubaysanayso albaabka hortiisa oo dumaashigeeda arkayo
Su’aasha:
waxan ku riyooday anoo ku qubaysanaya gurigayga hortisa waana qaawanaa dhaman jirka oo dhan qolka albaabka guriga u dhow waxa joogay dumaashigay ninkayga walalkisa iyo xaaskisa oo meesha fadhiyay aniga waa la yabanaa sidee ugu qobaysanaa meel aan musqul ahayn iyo mel yaab badan dad hortooda boqada dabada wuxuu u ekaa inuu soo bararsan yahay bawaasiir wax i hayo oo kale markaan farta ku taabtay albaab kale oo albaablka dhinicisa waan furay si aan u gambado riyada meesha ayay ku dhamatay waa soo kacay fadlan ii fasira riyada.
