Site icon Daruur درور

Riyada gabar ido ilaalinayso iyadoo ilmo siddo

Su’aasha:

Teeda kale hooyo aya iyana ku riyoota
Walashey oo meel banaan eh ido ku ilalineso lax yar aye kaso qadate mel ayena ku xirate waxena aragte walashey oo ilmo yar sida markasey dhahde intan oo shaqo miye isku qaba karta weena so wadate marke so bixi rabte buur aye noqotay wadadii

Riyada gabar ido ilaalinayso iyadoo ilmo siddo
Riyada gabar ido ilaalinayso iyadoo ilmo siddo

Jawaabta:

Riyadan waxay xiriiri la leedahay riyada ka horreysay aan kuu fasiray, riyada waxay tilmaamaysaa walaashaada in ay shaqo dhib badan hayso ama rafaad uu haysto ama inay jirran tahay oo idinka ay idin kaga baahan tahay taageero iyo inaad garab istaagtaan, waxaa kaloo dhici karta haddii ay xaas tahay in dhib ay ka qabto cidda ninkeeda ama ninkeedaba, guud ahaan riyadan waxay xiriir la leedahay riyadii hore.

Exit mobile version