Riyada gabar dhib ka muuqdo oo murugsan

Su’aasha:

Asc

Wll waxa igu soo nonoqota riyo gabar aan wada socon jiray wakhti dheer blse hada mudo ayaa iigu dambaysay lama hadlo, mana wada socono, oo anigu xata waaban ilaawayba.

Lkn
1 Waxaan ku arkay riyo habeen anago aad u faraxsan oo wada joogna (haasawayna) wada qoslayna, kaftamayna, oo waxba naga maqnayn (dhantahay)

2 blse markale aya waxa aan riyo ku arkay, iyado dhibaataysan, korkeedana dhib ka muuqdo, oo murugsan, oo wajigeedu aad umadaw yahay, dadkuna ay leeyihiin,
Hebel (qof ay magaciisa sheegayeen) aya sharaf teedi meel kaga dhacay oo sidan u galay.

Bal anigu ka yaabay waxa igu soo cel-celinaya riyadan’e, bal maxay noqon fasirkeedu?

Riyada gabar dhib ka muuqdo oo murugsan
Riyada gabar dhib ka muuqdo oo murugsan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inuu dhib haysto oo laga yaabo nin inuu dhib u geystay oo ay qarsanayso dhibkaas, riyada waxaa ka muuqata gabadha inay ka shallaynayo arintaas.

Waxaa laga dareemayaa xaalka gabadha inuu iska badalay siduu ahaa mar hore.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More