Riyada gabar dhar la’aan ah iyo nin aan xambaarayo

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyoodey aniga oo gabar aan aniga kor ka aqaano iyada i aqoonin Oo qaawan aan riyada ku arko aana weydiisanaayo Numberkeeda iyada iidiideyso isla riyadi waxaan ku dhax arkey wiil aan saaxibo nahay oo aan xambaaraayo isagane dareenkiisa uukacayo anigane aan dareemayo wax yar oo raaxo ah riyadaasi maxaa lagu fasirikaraaa.

Riyada gabar dhar la'aan ah iyo nin aan xambaarayo
Riyada gabar dhar la’aan ah iyo nin aan xambaarayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in culays kusoo fuuli doono xagga nolosha sidoo kale waxaa lagaaga digayaa inaad dambi gasho, naagta qaawan aad arkayso waa fidanada aduunka waxaana xoojinaya arrintaas ninka aad xambaarayso oo ah dambi dusha aad iska saarayso, marka naftaada dib ugu laabo wixii xun ka fogow.

Waxaa kaloo lagu fasiri karaa ninka saaxiibkaaga ah inuu ku mashuulin doono ama uu qarash ku galin doono ama arrin uu kugu ridi doono, guud ahaan riyada waa digniin.

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More