Site icon Daruur درور

Riyada gabar an adeer u ahay oo la aroosinayo

Su’aasha:

Asc waxan riya ku arkay salada subax kadib gabar aan adeer u ahay oo la aroosayo familka oo faraxsan maxay noqon karta.

Riyada gabar an adeer u ahay oo la aroosinayo
Riyada gabar an adeer u ahay oo la aroosinayo

Jawaabta:

Riyada waxay xambaarsan tahay arrimo ku saabsan gabadha adeerka aad u tahay in xaalkeeda uu isbadalayo nolol cusub ay gali doonto ama ay dhoofi doonto, guurka ay guursanayso waa isbadalka nolosheeda lasoo gudboonaanaya wuxuu noqon karaa guur toos ah, laakin inta badan riyadan waxaa lagu fasiraa isbadal nolosheeda la xiriira.

Exit mobile version