Site icon Daruur درور

Riyada gabar aan aqaano oo igu qosleyso

Riyada gabar aan aqaano igu qosleyso

Riyada:

Waxan ku riyoday gawar an aqano wane gawar raxaweyn waxa arka ayado I egeyso marna ayado iku qosleyso waxan kalo arga habo yarday o I leh wilka jecshahay gawadhas ayu raba wala sina haye iska dhahay hadane waxan ku riyoday gawar abtikey o I firineyso waxan dhhy abyo wax I sheg ha ika qarin waxay iku diri abyo gawadhas ayu jimcihi so arosay jimcahan 7 bax weye wan iska oye dhib mlhn ayan dhahay

So.al Sheikh gawadhas ine asaga sixir ama ani I sixirde side ku ogada wilka abtikey 4 sano soconey ayada ika jedisay

Riyada gabar aan aqaano oo igu qosleyso
Riyada gabar aan aqaano oo igu qosleyso

 

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo ku dhibayo inaad kala kulamayso dumar aad garanayso

arrimahaasna waxay ku saabsan yihiin nin

Riyada digniin ayay noqon kartaa

 

Riyada qosolka oo faahfaahsan halkan ka daawo

 

Dreaming describes things that bother you to get to know women

and these issues are about a man

Dreams can be a warning

Exit mobile version