Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo
Su’aasha:
Waxan ku riyooday gabadh hooyo ah ninkii kala tageen anoo nin aan rabo inaan u dhiso ay diidayso
Waxaanay lahayd marabo ninkan iyadoo isoo eegaysa waxanay ila ahayd gabadhani in ay inaga irabto oo waxna ay iisheegtsy hore oo ay iga dhursugaysay
Kabacdi waxay igu tidhi xasiidaydii halkan taalay meeday waanay daba daalay ana waan tusay
Allah mahadle.
![Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo](https://daruur.com//wp-content/uploads/Riyada-gabadh-hooyo-ah-oo-nin-loo-dhisayo.jpg)