Site icon Daruur درور

Riyada gabadh caano iga iibinayso

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
waad mahadsan tihiin Allah macak

waxaan ku riyooday iyadoo ay gabadh aan garanayo oon jaarnahay caano iga iibinayso oo ay ii shubayso waxay ila tahay inan cabay mase xasuusto si fiiican waanan ku faraxsanaa
Allah mahadleh.

Riyada gabadh caano iga iibinayso
Riyada gabadh caano iga iibinayso

Jawaabta:

Riyada iibsashada caanaha waxay tilmaamaysaa arsaaq aad u badan inay heli doonto siiba marka aad haweeney kaa iibsanayso, sidoo kale hanti badan iyo nolol raaxo ah oo aad u macaan iyo guul iyo horumar, inshaa Allaah riyada waa riyo aad uu fiican, Ilaahay khayrkeeda haku siiyo.

 

YouTube video player

Exit mobile version