Site icon Daruur درور

Riyada gabadh aad u qurux badan oo timo dhaadheer leh

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA
ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA GABADH AAD U QURUX BADAN OO TIMO DHAADHEER OO MADOWLE OO KU FEEDHANAYSA MAQASKA KAAWIYADA TIMAHA OO GABADHAASI AAD U QOSLAYSA OO TIMAHEEDU AAD U DHEERYIHIIN
ANAGOO AAD UWADA FARAXSAN
ALLAH MAHADLEH

Riyada gabadh aad u qurux badan oo timo dhaadheer leh
Riyada gabadh aad u qurux badan oo timo dhaadheer leh

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxadda adduunka aad heli doonto waxay la mid tahay riyooyin badan aad aragtay marar badan waa riyo fiican, timaha dhaadheer waxay astaan u yihiin marka riyo lagu arko cimri dheer.

Exit mobile version