Site icon Daruur درور

Riyada gabadh aad u qurux badan khudrad iibinaysa

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY GABADH AAD U QURUX BADAN OON GARANAYO IYADA IYO LABAD OO YAR YAR OO SUUQA KU IIBINAYA KHUDRAD
AYAAN U I MID WAAN SALAMAY
WAANLA KAFTAMAY
WAAN KA TAGAY WAXAA II YEEDHAY LABADII HABLOD EE YAR YARAA WAXAY IGU YIDHEEHDEEN WAY OOYAYSAA
WAAN U IMID IYADOO FADHIDA OO LABADEEDA INDHOOD ILMAYNAYAA WAXAAN KU IDHI WAXAAD U BAAHANTOO DHAN ANAA KUU QABANAYEE HA WARWARIN
WAANAY I JECLAYD GABADHAASI
ALLAH MAHADLEH

Riyada gabadh aad u qurux badan khudrad iibinaysa
Riyada gabadh aad u qurux badan khudrad iibinaysa

Jawaabta:

Riyada inshaa Allaah waxay tilmaamaysaa sida aad noqon doonto xagga bulshada qof hanti leh oo dadka danta yar garab taagan, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbal fiican inaad heli doonto.

Exit mobile version