Riyada Gaariga oo Soo laa laabata

Riyada Gaariga oo Soo laa laabata

Su’aasha:

Asc Subax ah oo aan hurdada ku laabtay baa waxaan ku riyooday aniga oo gaari wada oo marba looto ka bixinayo Gaari kale ayaan ku dhici gaaray hadana bareeg ayaan qabtay markii dambe waxaan maray Wado ciidan u xiran oo jid gooyooyin yar yar leh jid gooyooyinkii ayaan dul maray qof Gaariga ila saaran baa igu dhahay wadadaan lama mark lkn aniga waan maray cid ila hadashayna ma arkin hadana aniga ayaa ka laabtay waxaan raadinayaa wado Wayn oo Gaariga aan Si wacan ugu wado sida qof u hamuun qaba in Gaariga uu xoog u wado markii dambe baa wado Wayn Ii muuqatay Riyadan halkaa ayey iiga akeed

Mar horena Gaari ayaan ku riyooday anoo wada oo la dhac dhacaya oo wadada igala baxaya aan Soo cel celinayo mar kalena waxaan ku riyooday aniga oo gaari si wanaagsan u wada oo dadka Gaariga ila saaran ila yaaban yihiin sidan u wado oo toosneed

Marka 3aadna waa Hada oo aan gaari ku dhici rabay oo aan raadinayo wado toosan aan ku wado

Maxay tahay Riyada Gaariga ee Soo noq noqoto.

Riyada Gaariga oo Soo laa laabata
Riyada Gaariga oo Soo laa laabata

Jawaabta:

Gaariga wuxuu astaan u yahay nolosha aad ku sugan tahay gaariga waa socdaalka iyo shaqada aad ku jirto, waditaanka fiican oo sida wanaagsan aad noloshaada ku waddo, marka riyada gaariga waxay noqonaysaa hadba siday tahay kaxeynta, haddii kaxaynta ay tahay mid fudud aan dhib lahayn noloshaada maalmaha soo socda waxay noqonaysaa mid dhib aan lahayn, haddii dhib aad ku kaxaynayso ama meel aad ku dhufanayso isla xaalkaaga ayay tilmaamaysaa riyada.

 

The car is a symbol of the life you are in the car is the journey and the work you are in, the good driving and how well you are driving your life, when the dream of the car is going to be no matter how it is driving, if the driving is simple without problems your life in the coming days will be without problems, if you are driving difficulty or where you are hitting the same situation describes your dream.

 

Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso

 

Riyada Gaajada halkan ka daawo

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More