Riyada fiirfiirinta subaxdii saacado kala kuwan

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday subax alasey iyadoo ey tahay ayan so kacay waan baxay shalmad haku bixin ayan is dhahay waan so labtay jilbab ayan so xirtay waxan is dhahay iska fiiri saacada ha daahine sacadu waxey shege afar saac oo wax la socdaan mel kale ayaan ka firiyey 9:31 subax nimo ayan ka arkay waan yabay hada inu waagu baryay ayan moodaa dhulku wili wa mugdi mobile kale ayan ka firiyay waxa ku qoran 1 minute 6 markas ayan dhahay tan ame saxan tahy oo 12 kii laga wada. Jazakaallh.

Riyada fiirfiirinta subaxdii saacado kala kuwan
Riyada fiirfiirinta subaxdii saacado kala kuwan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad sugaysay oo wali waqtigooda aan la gaarin laakin ay soo dhow yihiin, riyada waqtiga inta badan waxay shaqo ku leedahay qofka wax uu sugayo oo mustaqbalkiisa la xiriira guur ama ganacsi ama safar ama wax kale.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More