Site icon Daruur درور

Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay

Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay

Su’aasha:

Asc bahda DARUUR  aad baad u mahasan tihiin, webkan qiimaha badan aad inoo samayseen, markaan su’aasha u guda galo maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo kibili oo meel kasoo baxay oo baalkiisa wejiga kaga dhuftay.

Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay
Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay

Jawaabta:

Riyada fiidmeerka ama kibiliga ama kabaliga waxaad u taqaanaba guud ahaan culimada riyada fasira waxay isku khilaafeen wuxuu astaan u yahay, qaar waxay dhaheen fiidmeerka wuxuu tilmaamayaa qof dadka ka go’an oo cibaado ku jira qaarna waxay dhaheen waa qof dadka dulmiya.

Laakin riyadan waxay tilmaami kartaa inuu ku dhibi doono qof xun oo cadow ah hadal ama gacan wuxuu kugu dhibaba, maxaayeelay dharbaaxada fiidmeerka ayaa tilmaamaysa taas, waxaa kaloo ay noqon kartaa riyada mid tilmaamaysa khasaaro adiga ku soo gaari doonto.

 

Riyada tukeyaal oo is dagaalaya oo qaylinaya

In the dream of the bat you know generally the scholars who interpret the dream disagreed about what it represents, some said that the bat describes a person who is separate from the people and worships and some say that it is a person who oppresses people.

But this dream can indicate that it will hurt an enemy by word or hand, because the blow of the bat indicates that, and it can also be the dream that indicates a loss that will come to you.

Halkan ka daawo riyada gorgorka

Exit mobile version