Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay

Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay

Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay Su’aasha: Asc bahda DARUUR  aad baad u mahasan tihiin, webkan qiimaha badan aad inoo samayseen, markaan su’aasha u guda galo maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo kibili oo meel kasoo baxay oo baalkiisa wejiga kaga dhuftay. Jawaabta: Riyada fiidmeerka ama kibiliga ama kabaliga waxaad u taqaanaba guud ahaan culimada […]