Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda
Riyada:
Waxa aan ku riyooday labo ey oo yaryar waxay iga soo bursadeen wado guryo jajaban ku yaalin oo hadda ka hor kuriyoon jiray anoo alle baryaya ayan ordayy hadalkayga ayy maqleen waan istagay waxana uga shekeeyy alle kadib waxan arky iyagoo khushucay meeshi ayaanu saxibo ku noqonay 2badi ey kadib cunto ayan uso doonay
![Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda](https://daruur.com/wp-content/uploads/Riyada-eyga-kusoo-bursanayo-adoo-wadada-socda-357x210.webp)
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa niman oo Ilaahay kaa qabanayo oo aan ku dhibi karin
ugu dambeyn warkaaga ayay qaadanayaan oo wixii dhib ay kula rabeen way ka harayaan
Halkan ka daawo riyada eeyga oo faahfaahsan
The dream describes men whom Allah holds from you and cannot hurt you
Finally, they will take your command and what trouble they wanted with you will be left behind.