Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo
Su’aasha:
Asc bahda daruur waxaan ku riyooday anigoo raba bac madow qashin inaa qashinka ku soo tuuro ayaa waxaan arkay labo eey oo yar yar ah mid madow ah iyo mid brown ah naag ayaana xarig ku haysay albaabka ayay taagnaayeen waxaan ka baqay inay I taabtaan albaabka markii aan sii xiraayay kii brownka ahaa ayaa soo galay waan iska ilaalinaayay hooyo meesha ayay fadhisay waa u sheegay eey ayaa soo galay ayaan dhahay waxay u haysatay inaa been u sheegaayo eygii labadiisa lugoog ee hore ayuu dhabarka ka saaray hooyo igu dhahaday naga bixi eygaan go” wayn ayaa soo qaatay oo dhinaca albaabka bas u baneeyay ayaan bixiyay waliba aniga oo iska ilaalinaayo inuu I taabto.
