Site icon Daruur درور

Riyada eedaanka salaada subax

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN
ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASJIDKA USII LAGAYNAYA
IYADOO SALAADII SUBAX LA ADIMAAYO
OON EEDAANKA MAQLAYO
ALLAH MAHADLEH

Riyada eedaanka salaada subax
Riyada eedaanka salaada subax

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan iyo ilaalo iyo amaan, waxaad noqon doontaa qof diinta Alle ka dambeeyo oo ku dhaqmaya oo dacwada islaamka u degdegaya, waa riyo aad u wanaagsan, waxaan filayaa riyadan camal inaan kuu fasiray iyadoo qaab kale ah.

Exit mobile version