Riyada dooxoo socda iyo roobka iyo lacag doolar
Su’aasha:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka
Allah macak
waxan ku riyooday anoo ila socdaan laba nin oon sxbo nahay oo gaadhigayga aanu wada raacnay xili casar ah roobna da’ayo kabacdi midbaa dagay 30 dollar ayuu isiiyayay waanu kasoo noqonay labada yadii waxaanu soo marnay dooxway oo biyo aan aad u badnayni socdaan roobkiina da’yo
Allah mahadle.
