Riyada doorashada caaqilka reerkayga
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo guud ahaan webka Allah macak
waxaan ku riyooday anoo reerka yaga u dooranaya nin dhalinyaroo u taliya oo oday u noqda oo iska warhaynta iyo xaalada ogaada
oo reerka isku xidha midka ugu fiican udooray oo aan dadkii markaan usoo bandhigay inuu midkaasi u qalmo oo LA igu raacay
Allah mahadleh

Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad wax u qaban doonto dadkaaga siiba bulshada danyarta riyada waa riyo tilmaamaysa awoodda Alle ku siin doono iyo sida hadalkaaga loo maqli doono.