Site icon Daruur درور

Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weerarao

Su’aasha:

sce maxa lagu fasiri karaa qofki arko asoo dilayo shabeel aad u orod badan oo xoog badan leh mar hore shabeelka wa soo weeraraa markaas qofka aya ka adkaanayo wuu dilayaa.

Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weerarao
Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weerarao

Jawaabta:

Saheeblka wuxuu astaan u yahay qof awood leh ama qof madax ah oo adag qofkii shabeel dilo waxaa lagu fasiraa riyada inuu ka guulaysan doono dad cadow ah oo awood leh, sidoo kale shabeel marka la arko wuxuu noqon karaa halis ama khatar qofka kusoo wajahan haddii uu dilo waxay ka dhigan tahay inuu ka badbaadi doono khatartaas.

Exit mobile version